Jump to content

Dhalo

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 10:48, 29 Febraayo 2016 ee Kali duul (wadahadal | ku darsasho) (sixid)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Dhalo ama Qaaruurad (af-carabi الزجاجة ama القارورة, ingiriis: bottle) wa walax u samaysan sidii dhululbo oo dareeraha lagu shubto sida saliida iyo biyaha waxaa laga sameeya nooc bacaadka ka mida ama balaastiig, noocyo badan bay leedahay, waxaa meel wayn kaga jirtaa agabka wax lagu shubo iyo qalabka dhismaha sida daaqadaha iyo albaabada, sidoo kale baabuurta ayaan looga maarmin,

dhalooyinka ayaa u loo sameeya hadba qaabka iyo midabka loo rabo, qaarbaa fidsan qaarna waa sida weel, qaar baa madow xigeen ah sida kuwa daawada lagu shubo qaarna waa cadaan sida kuwa biyaha,.