Jump to content

User talk:Axnooqabonooh

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

fadlan xigasho ku dar qoraalada aad ku soo darsato.

taani af somali miyaa? Maax (wadahadal) 20:36, 7 Jannaayo 2021 (UTC)[reply]

Haa, laakin waa af-Soomaali oo adag ee laga helo gabayada dhexdeeda. Axnooqabonooh (wadahadal) 05:19, 8 Jannaayo 2021 (UTC)[reply]


waa la locdaa in aa akoonka Waanladahleyy aad leedahay.
dhamaan qoraalada aa meeshan ku soo darsatay ma ahan afsomali, mana la fahmi karo.
macluumaad sax ah oo xigasho caddayn leh meeshan ku qor, marka xigta waa lagaa mamnuucayaa meshan. Maax (wadahadal) 21:50, 21 Jannaayo 2021 (UTC)[reply]