magaciisa labaad waa HablobaasBusbus waa xanuun wato nabro iyo qandho labadaba qofka uu ku dhacana waxaa inta badan u fiican qabayska oo loo badiyo, dhar nadiif ah, gogosha sariirta oo la bedelo habeen walba.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.