Dhexroor Ingiriis Diameter
Xariiq walba oo toosan oo isku xira laba dhinac oo wareega goobada ka mid ah, dhexmartana bartanka goobada waxaa la yiraahdaa dhexroore.
Sumadna waxaa u ah Xarafkaan (Ø)
Qaacidada
- Waa gacanka labadiis
- Waxa ay la egtahay Wareega loo qaybiyey Pi