Madhubala
Madhubala | |
---|---|
Ku dhashay | Mumtaz Jehan Dehlavi 14 Febraayo 1933 Delhi |
Dhimasho | 23. Febraayo 1969 Bombay | (da'da 36jir)
Dhalsho | Hindiya |
Shaqada | Jilaa |
Sanadaha Shaqada | 1942–1964 |
Xaasaska | Kishore Kumar (g. 1960; dhimashadeeda 1969) |
Mumtaz Jehan Begum Dehlavi (waxay dhalatay 14-kii Febraayo 1933 - waxay dhimatay 23-kii Febaraayo 1969), oo sifiican loogu yaqaanay magaceeda Madhubala, waxay ahayd jilaa Filim Hindi ah. Waxay ahayd mid firfircoon intii u dhaxeysay 1942 iyo 1964. Waxay caan ku aheyd quruxdeeda, shaqsiyadeeda, iyo sawirada xasaasiga ah ee dumarka masiibada ah, waxaa sidoo kale loo yaqaanay The Beauty With Tragedy (Quruxda Musiibada) iyo The Venus Queen of Indian Cinema (Boqoradda Venus ee Shineemo Hindi), Isbarbardhiggeeda jilaaga Hollywood Marilyn Monroe ayaa ku kasbatay magaca Marilyn Monroe Bollywood.[1][2][3]
Filim
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Madhubala wuxuu ka soo baxay 74 filim. 22 sano oo ay shaqaysay. Waxay ka soo baxay filimo badan oo guul muhiim ah iyo ganacsi sida Mahal, Mr. & Mrs '55, Chalti Ka Naam Gaadi, Mughal-E-Azam iyo Barsaat Ki Raat.
Sanadka | Filimka |
---|---|
1942 | Basant |
1944 | Mumtaz Mahal |
1945 | Dhanna Bhagat |
1946 | Pujari |
Phoolwari | |
Rajputani | |
1947 | Neel Kamal |
Chittor Vijay | |
Mere Bhagwan | |
Khoobsoorat Duniya | |
Dil Ki Rani | |
Saat Samundaron ki Mallika | |
1948 | Parai Aag |
Lal Dupatta | |
Desh Sewa | |
Amar Prem | |
1949 | Sipahiya |
Angrai | |
Singaar | |
Paras | |
Neki Aur Badi | |
Mahal | |
Imtihaan | |
Dulari | |
Daulat | |
Aparadhi | |
1950 | Pardes |
Nishana | |
Nirala | |
Madhubala | |
Hanste Aansoo | |
Beqasoor | |
1951 | Tarana |
Saiyan | |
Nazneen | |
Nadaan | |
Khazana | |
Baadal | |
Aaram | |
1952 | Saqi |
Sangdil | |
1953 | Rail Ka Dibba |
Armaan | |
1954 | Bahut Din Huwe |
Amar | |
1955 | Teerandaz |
Naqab | |
Naata | |
Mr. & Mrs. '55 | |
1956 | Shirin Farhad |
Raj Hath | |
Dhake Ki Malmal | |
1957 | Yahudi Ki Ladki |
Gateway Of India | |
Ek Saal | |
1958 | Police |
Phagun | |
Kala Pani | |
Howrah Bridge | |
Chalti Ka Naam Gaadi | |
Baghi Sipahi | |
1959 | Kal Hamara Hai |
Insaan Jaag Utha | |
Do Ustad | |
1960 | Mehlon Ke Khwab |
Jaali Note | |
Barsaat Ki Raat | |
Mughal-e-Azam | |
1961 | Passport |
Jhumroo | |
Boy Friend | |
1962 | Half Ticket |
1964 | Sharabi |
1971 | Jwala |
Xiriirinta dibedda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Madhubala. |
Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Remembering Madhubala, the 'Marilyn Monroe of Bollywood' "
- ↑ Booch, Harish and Doyle, Karing.(1962). Self-Portraitt. Bombay: Jai Gujerat Press. pp. 75-78.
- ↑ "They now save for the rainy day"