Sawir
Sawir (Af Ingiriis : image ama picture; Af Carabi : ar) waa samaynta iyo diiwangelinta muuqaalka meel, qof, shay ama walax taasi oo la isticmaalayo aalad lagu qaado sawiraanta oo loo yaqaano Sawirqaado.
Sharaxaad
Sawirqaado waa aalad loo isticmaalo in samayso iyo diiwangeliso muuqaal kaasi oo la soo daabici karo. Sawirkaasi wuxuu noqon karaa qof, shay ama walax taasi.
Hordhac
Sawirqaado waa aalad qabata muuqaalka (sawir) kaasi oo la kedin karo ama loo sii xawili karo meelo kale. Aaladani waxay ka kooban tahay mid qaada hal sawir kali ah markiiba ama duubta muuqaalka socda taasi oo loo yaqaano Sawirsocde (video).[1] Sida ku xusan taariikhda, sawirkii ugu horeeyay waxaa qaadey nin Faransiis ahaa oo la odhan jirey Joseph Nicéphore Niépce sanadkii 1826.[2]
Sawiro Buugag
Muuqaalo Boodhadh Filimaan
Muuqaalo
Khariidadaha Caalamka
Sawir socde
Sida caadiga ah sawirku waa muuqaal labo dhinacle ah (2 dimension). Waxaa jira sawir-socde taasi oo loo yaqaano filimaanta.
Sidoo kale fiiri
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Tixraac
- ↑ Gustavson, pg. VII
- ↑ Plott, John C. p. 460 https://books.google.nl/books?id=ErMRGiNcxJIC&lpg=PA460&dq=euclid%20inverted%20image&pg=PA460#v=onepage&q=euclid%20inverted%20image&f=false. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)