Jump to content

Shakhsiyadda

Ka Wikipedia

Shakhsiyadda (ingiriis: personality) waa farqiga iyo kala duwansho dinaca xusuusta, cadooyinka, siyaabo qf u dhaqmo iyo xirfadaha.

„Arrimo badan ayaa galaya qaabaynta shakhsiyaddayada. Waxaa ka mid ah maqaamkeenna bulsheed iyo xaaladdeenna dhaqaale, deegaankeenna, dhaqankeenna, waalidiinteenna, asxaabteenna, iyo asalka diinteenna. Xitaa barnaamijyada telefishanka iyo filimada aan daawanno, iyo sidoo kale noocyada kale ee madadaalada, ayaa raadkooda ku reeba. Aqoonsiga waxyaabaha sameeya saamaynta taban ee shaqsiyaddeenna ayaa na gelisa meel wanaagsan si loo yareeyo saameyntooda.”[1]. Waa inaan isku dayno inaan huwanno dabeecadda cusub.

  1. What Kind of Person Do You Want to Be?