Jump to content

Cillaan

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan midabka cillaan. Haku khaldin liinta.
Boga "oranji" halkan ayaa laga soo toosiyay
cillaanHow to read this color infobox
Xidhiidhka Midabada
Dherer590–620 nm
Xawaare505–480 THz
About these coordinates     Midabu Xidhiidhiye
Qoraalka midabka#FF6600
sRGBB  (cscgbl)(255, 102, 0)
CMYKH   (bx, bs, h, m)(0, 60, 100, 0)
HSV       (m, j, c)(24°, 100%, 100%)
SourceHTML Colour Chart @30
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)

Cillaan ama liin (Af Ingiriis : Orange; Af Carabi : ar‎) waa midabka u dhexeeya casaanka iyo huruuda, waana midab la sameeyo wakhtiga wax la rinjiyeeynayo. Magaca midabkan waxaa laga keenay khudaarta liinta. Dhaqanka deegaano badan oo caalamka ah waxaa midabka liiniga loo yaqaanaa mid u taagan ku qanacsani, saa'id, dab (olol), halis, xarakaad adag, tijaabo iyo iskafiirin, xilliga dayrta, iyo waxyaabo kale. Laakiin meelo kale oo ka mid ah qaarada Aasiya midabkan wuxuu astaan u yahay diinta Budhaha iyo Hindisamka.[1]

Guud ahaan, midabka cillaanta ah waxaa loogu magac-daray midabka liin macaan bislaatay (taasi oo ah midab huruud iyo casaan khafiif ah).[2]

Sida Dabiiciga iyo Dhaqanada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Taariikhda iyo Farshaxanka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wakhtiyadii hore ee wadanka Masar, khubarada farshaxanku waxay aad u isticmaali jireen midab u eg liiniga oo lagu magacaabi jirey "realga" kaasi ooy ku sharaxi jireen qabriyada iyo meelaha ugu fiican qariga boqortooyada.


Noocyo Ka Mida Liiniga

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Eva Heller, Psychologie de la couleur: effets et symboliques, pp. 149–158
  2. Paterson, Ian (2004). (1st paperback ed.). Thorogood. p. 280. ISBN 1-85418-375-3. OCLC 60411025{{inconsistent citations}}  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: